Waxaan nahay buundada u dhaxaysa shaqo doonka iyo shaqo bixiyayaasha, kaanacaawinaysa inaad hesho xal ku haboon baahiyahaaga ganacsi.
1. Shaqaalaha meheradaha sida tukaanada, hoteelada,electronics-ka supermarkets-ka carwooyinka/ bacadlayaasha, kaboolayaashaiwl.
2. Dirawaliinta gadiidka
3. Macalin guriga
4. Shaqaalaha hablaha ee guryaha, nadaafada xarumaha ganacsi iyo xafiisyada.
1. Electronic oo dhan sida TV-yada, qaboojiyayaasha, qasaaladaha. kabadhada, sariiraha iwl.
2. Samaynta marfashyada
3. Ciladaha laydhka iyo biyaha ee kabaxsan xayndaabka shirkadaha ku shaqada leh.
1. Bixinta tababarada muhiimka u ah suuqa shaqada
2. Qorida shaqada (CV & Cover letter).
1. Kiraynta guryaha
2. Raritaanka/guuritaanka xaafadaha
3. Iibinta jagooyinka
Hadii aad qabto su'aal ama aad rabto caawimaad buuxi warqada hoose